Wasiirka Wasaaradda Gaadiika iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Duraan Axmed Farax ,ayaa maanta gaaray Garoowe isaga iyo wafdi uu hogaaminaayo.
Mas’uulyiinta ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa wafdiga kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe
Socdaalka Wasiir ayaaa wuxuu la xiriiraa wadatashi uu la yeelan doono mas’uuliyiinta Puntiland iyo qaybaha Bulshada.
Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Gaadiika iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Duraan Axmed Farax iyo xubnaha la socda ayaa waxaa la kulmi doonaan Madaxweynaha Puntland.



