Wadahadallo lagu xalin lahaa xiisada Baladweyne oo fashilmay

Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa xalay kulan uu ku dhexmaray Xildhibaano iyo Wasiiro ka socda Maamulka Hir-Shabeelle iyo guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday balse ka horyimid xilka qaadistaas ee Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).

Kulanka ayaa intiisa badan waxaa diirada lagu saarayay sidii xal buuxa looga gaari lahaa khilaafka ka dhashay xilka qaadistii Yuusuf Dabageed,isla markaana xiisad ka abuurtay Magalada Baladweyne,hayeeshee la sheegay in kulankaas uu fashil ku dhamaaday.

Wararka ay heleyso Idaacadda Risaala ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubnaha Xildhibaanada iyo Wasiirada Hir-Shabeelle ay Yuusuf Dabageed ka dalbadeen in uu wareejo xilka,hayeeshee uu taasi ka biyo diiday,waxaana fashil kusoo dhamaaday kulankii labada dhinac.

Xiisadii ka dhalatay xilka qaadistii guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ayaa weli ka taagan Magalada Baladweyne,waxana Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) uu sheegay in Madaxweynaha Hir-Shabeelle uusan xilka ka qaadi Karin, isaga oo dalka dibadiisa ku maqan,waxaana waare xiligaas uu ku maqnaa dalka Kenya.

Waxaa sidoo kale jira wadahadallo uu hormuud u yahay Ugaas Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble,isla markaana lagu doonayo in xiisadaas la dejiyo,sidoo kale xal laga gaaro dilkii taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Maxamed Macow Xalane,kaas oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee duleedka Baladweyne.

Microsoft 70-488 Demo Free Download : Developing Microsoft SharePoint Server 2013 Core Solutions

If you don t sell it, Microsoft SharePoint Applications 70-488 you are sure to be worth more than your car I just Developing Microsoft SharePoint Server 2013 Core Solutions used it for myself, what to sell Well, this license plate anyway No. Li Lao stick did not 70-488 Demo Free Download speak and Microsoft 70-488 Demo Free Download handed Microsoft 70-488 Demo Free Download a cigarette to Erdongzi. The bicycle was pushed to Microsoft 70-488 Demo Free Download the door. Burning and 70-488 Demo Free Download burning are not burnt or roasted. She was very excited and excited, so she wanted to cry. The chickens were full of fluttering Microsoft 70-488 Demo Free Download in the yard, and the geese were running around.

Prefect said while standing up, sincerely invited.Zeng Guofan moved with the Microsoft SharePoint Applications 70-488 prefect to the lobby. Zhou Sheng ah, to seal twelve silver to the brother.Thank Microsoft SharePoint Applications 70-488 Demo Free Download you adults The soldier kneeled down knees, suddenly a hand 70-488 Demo Free Download to the Microsoft 70-488 Demo Free Download corner of the fingers, said, Please write to the eldest son to write an article back, humble job Microsoft 70-488 Demo Free Download to go back and talk to the system. Tung Kuo fan s accomplices were arranged to eat at the table, while Huang Liang mysteriously brought Tseng Kuo fan Developing Microsoft SharePoint Server 2013 Core Solutions alone to the small dining room inside.

After shaking hands, he said If you take me as Developing Microsoft SharePoint Server 2013 Core Solutions your own brother, you will say that you are not afraid of me. The white stone listened, but he had to succumb to the disease before entering the temple, see Taihao, Microsoft 70-488 Demo Free Download worship four worship, I sang a squat and stood up. A five year old girl, in the warm and familiar maiden house also has orange Microsoft 70-488 Demo Free Download lights 70-488 Demo Free Download on Microsoft 70-488 Demo Free Download Microsoft SharePoint Applications 70-488 the window. You should quickly stretch your body and muscles.