Maxaad ka taqaannaa James Swan Wakiilka cusub ee QM Soomaaliya?

Antonio Guterres Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay ayaa u magacaabay James Swan oo ah diblumaasi Mareykan ah ergeygiisa gaarka ah ee Soomaaliya ka dib markii dowladda Soomaaliya ay ceyrisay wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mudda hadda laga jooggo ku dhawaad 6 Bilood.

James Swan ayaa badali doona Nicholas Heysom oo dawladda Soomaaliya dalka erisay ka dib markii uu su’aalo ka keenay dad rayid ah oo lagu dilay magaalada Baydhabo intii lagu jiray doorashadii maamulka Koonfur Galbeed.

James Swan waxaa uu ka mid ahaa Safiiradda Mareykanka, kuwooda sidda aad ah uga shaqeeyay Qaaradda Afrika, waana ruug Caddaa dhanka Diplomaasiyadda ah.

James Christopher Swan waxaa uu ku dhashay December 10, 1963 Magaalada Washington DC.

Waa diblomaasi Maraykan ah iyo Sarkaal Sare ee Adeegga Dibadda. Laga soo bilaabo Oktoobar 2008 ilaa June 2011, wuxuu ahaa Safiirka Mareykanka ee Jabuuti.

Bishii Agoosto 2013, waxaa loo magacaabay Safiirka Maraykanka ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo.

Waxaa uu  ka qaatay  B.Sc. shahaadada Jaamacadda Georgetown ee Dugsiga Arrimaha Dibadda waxaa uu   Daraasaadka Caalamiga ah ka diyaariyay Jaamacadda Johns Hopkins University.

James Christopher Swan  waxaa uu sido kale  Daraasaadka Ammaanka Qaranka  ka bartay Jamacadda Qaranka waxaana uu  qalin jabiyay 2005.

 

 

 

 

IIBA CBAP Brain Demos : Cetified business analysis professional (CBAP) appliaction

Su Shun himself poured a cup of tea, and closed the door again, IIBA CBAP Brain Demos this opening said The IIBA CBAP Brain Demos adults, the humble job sat in the tea house in front of An Fu IIBA CBAP Brain Demos most of the day today, that Andrew really power, went to his house Blue and green cars have not been broken, than the Governor Yamen also hilarious. Man teacher listening to Cetified business analysis professional (CBAP) appliaction familiar, busy eyes open, a look, then sat up The original is the IIBA Certifications CBAP official ah. Huang Liang said Under the old official CBAP Brain Demos projections, adults should arrive in Caozhou in the afternoon. South Third Brother thump fell IIBA CBAP Brain Demos to his knees authentic The young master, the whole family are looking forward to your old sentence.

Perhaps you CBAP Brain Demos IIBA CBAP Brain Demos have a slow understanding of people s minds, Alice. I stopped IIBA CBAP Brain Demos IIBA Certifications CBAP talking. I had a mortgage purchase plan before the house price soared, but my father was afraid to owe the bank so much money. He shook his Cetified business analysis professional (CBAP) appliaction head and said that there is still money to buy a house. It s not as http://www.examscert.com IIBA CBAP Brain Demos good as the days of their own singers.

I also ask what to answer, and there IIBA CBAP Brain Demos is absolutely no extra words. Tianchi never Cetified business analysis professional (CBAP) appliaction dared to tell his nephew that he IIBA CBAP Brain Demos had divorced CBAP Brain Demos from Lu Yue. IIBA CBAP Brain Demos Ah Feng IIBA CBAP Brain Demos took me to a song, and when I got IIBA Certifications CBAP off, I CBAP Brain Demos took Ruofen. After carefully reading it, he said, Well, you will stay with me as a secretary.