Toos: Go’aanka Maxkamadda ICJ ee kiiska Badda

Goordhow waxaa Magaalada Hagua ee dalka Holand ka bilaabatay dhageysiga Go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya.

Goobta waxaa mu sugan Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya iyo Soomaali ka tagtay meelo kala duwan.

Halkan ka Daawo Go’aanka Maxkamadda ICJ