Tiro sanadeedka Calander-ka Soomaaliya leedahay oo la soo saaray

Maxamuud Cabdi Cismaan oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa soo saaray Tiro sanadeedka Calander-ka Soomaaliya leedahay , waxaana uu ka dalbaday xubnaha dowladda Soomaaliya in ay adeegsadaan oo ay joojiyaan Afka qalaad.

RISAALA TV

Tiro sanadeedka Calander-ka Soomaaliya leedahay oo la soo saaray wareysi xiiso badanprof :- Maxamuud Cabdi Cismaan

Posted by Risaala TV on Tuesday, 21 July 2020