Tiradda dhimashada Cudurka Corona virus ee Soomaaliya oo korortay

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

04 July 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 23
> Somaliland: 16
> Puntland: 5
> Benadir: 1
> Jubbaland: 1

> Lab: 22
> Dhedig: 1
> Bogsasho: 21
> Dhimasho: 2
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,961
> Bogsashada Guud: 973
> Dhimashada Guud: 92