Courtois oo kooxdiisa uga digay halista weeraryahanka kooxda PSG ee Zlatan

Thibaut Courtois ayaa uga digay asxaabtiisa kooxda Chelsea kulanka Paris Saint-Germain inay iska ilaaliyaan weeraryahanka awooda badan ee Zlatan Ibrahimovic ,

Ibrahimovic ayaa casaankii qaatay xilli ciyaareedkii hore kulankii Champions League ee u dhaxeeyay labada dhinac.

Xididgan Ibra ayaa casaan kusrrgay lugta labaad ee -wareega 16ka iyadoo Blues si taxadar la’aan ay ugu qalqaaliyeen Weeraryahanka Ibrahimovic in lasiiyo casaan markii uu qalad ku galay Oscar.

Si kastaba ha ahaatee, Goolhaye Thibaut Courtois ayaa hadda waxaa umuuqata dhibaato ka imaan karta weeraryahanka PSG, Zlatan Ibrahimovic

Courtois ayaa u sheegay Canal + in dhamaan taxadir ay u lahaadeen Xiddigaha Chelsea wooda dheeriga ah ee uu leeyahay Zlatan Ibrahimovic.