Siyaasiyiin madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyey inuu hay’adihi Dastuuriga ahaa afduubay

siyaasiyiin ay ugu horreeyaan madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo Ra’iisul wasaarayaal  hore ayaa dhaleeceeyeyvhadalnuu madaxweyne Xasan Sheekh Jimcihi hore jeediyey, waxayna ku eedeeyeen inuu balan uga baxay, dalkana talada dalkana isku koobay.