Shirkadda Hormuud oo War kasoo saartay qaraxa lagu dilay Shaqaalaheeda

Lix ka mid ah shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta ayaa ku naf waayay qarax galabta lagula eegtay deegaanka Garasbaalley ee duleedka Muqdisho, waxaana War kasoo saartay Shirkadda

Waxa aan ehellada, asxaabta, shaqaalaha shirkadda, iyo bulshada Soomaaliyeed uga tacsiyeynaynaa geerida shaqaalihii ku naf waayay falkaan gurracan, waxaana Alle uga baryeynaa in uu Janatul Fardowsa ka waraabiyo.