Sheekh Shaakir oo si kulul uga hadlay colaada Gobolka Mudug

Madaxa Xukumadda Galmudug Dr Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa baaq nabadeed udiray Beelaha Walaalaha ah ee Dirirtu kudhex mareyso agagaarka Deegaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ee Gobalka Mudug.

Qoraal kasoo baxay Sheekh Shaakir ayaa loogu baaqay Odayaasha Culuma udiinka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada inay ka qeyb qaataan joojinta dagaal beeleedka ka dhacay deegaannada Bari ee Gobolka Mudug gaar ahaan deegaannada hoostaga Towfiiq iyo Afbarwaaqo.

Hoos Ka Akhriso Qoraal kasoo baxay Xafiiska Sheekh Shaakir.