Maxay ku dhamaatay Ciyaartii Somalia & Uganda?

Xulk Somalia ayaa guuldaradii labaad ee tartanka bariga iyo bartamaha Africa la kulmay kadib markii ay wajaheen xulka Uganda.

Ugnada oo ah dalka sannadkaan martigalinaya ciyaaraha ayaa 2-0 ku badiyay, natiijadaan oo ka dhigan inay yihiin xulka ugu sareeya Group-ka A.

Labada gool ee Soomaaliya looga badiyay waxaa dhaliyay Okelo oo xirta lambarka 10aad ee xulka qaranka Uganda.

Somalia waxaa u harsan laba kulan o ay wajihi doonaan Eratria iyo Burundi oo kujira Group-kaan.