Shabakada ka faaloota ciyaaraha ee Goal ayaa soo saartay liiska ciyaartooyda la dhihi karo waa kooxda ugu wanaagsan kulamada ilaa haatan laga ciyaaray Horyaalka Ingiriiska.
11ka ciyaaryahan ee ugu fiican Premier League sanadkaan ayaa loo qiimeeyay wax qabadkooda iyo sida ay kooxahooda kaga soo muuqdeen.
Shaxdaan ayaa waxaa kujira ciyartooyda kooxaha waaweyn ee Horyaalka sida Chelsea, Arsenal iyo Manchester United, iyadoo magacyo lama filaan ah ay ka maqan yihiin.
Shaxda oo dhan ayaa kala ah


