SAWIRO:-Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Kawada Hadlay Iskaashi dhinaca Amniga

Wafdi ka socda Talyaaniga oo ay hoggaaminaysay Wasiirka difaaca, Elisabetta Trenta uuna qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga, Gen. Enzo vecciarelli,  iyo xubno kale ayaa maanta soo gaaray Muqdisho,iyagoo kulan la qaatay Wasiirka difaaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-Dambe), wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo xubno kale oo katirsan Dowladda.

Kulanka ayaa looga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya labada dawladood, iskaashi laga sameeyo dhinaca Ciidamada iyo wada shaqeynta labada Wasaaradood ee difaaca.

“Waxaan ka wada hadalnay xiriirka gaar ahaaneyd ee naga dhaxeeya  Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Talyaaniga iyo Wasaaradeena, wuxuu ahaa kulan aad u qiimo badan oo aan runtii uga wada hadalnay sidii aan isaga kaashan laheyn Arrimaha Ciidanka iyo sidii wada shaqeyn dhow aan u yeelan laheyn, waxey aheyd booqasho aad iyo aad u qiimo badan”, ayuu yiri Wasiirka difaaca XFS.

Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa leh xiriir soo jireen ah oo qoto dheer, iyada oo ay dawladda Talyaanigu ay qayb ka tahay dawladaha Soomaaliya ka taageera amniga iyo hormarinta ciidamada qaranka.

Welcome To Buy 500-452 PDF Dumps For Core and WAN Systems Engineer, Enterprise Networks Architecture Systems Engineer

For Ruofen, the leaves have not hated, and gave birth to a bit of pity, Cisco 500-452 PDF Dumps Cisco 500-452 PDF Dumps this is also a poor woman, with the greatest strength to go http://www.passexamcert.com abroad, did not expect to go out, but also wanted to come back. I couldn Enterprise Networks Core and WAN 500-452 PDF Dumps t help but call your family over the ocean. I don t know how long it was. Core and WAN Systems Engineer, Enterprise Networks Architecture Systems Engineer 500-452 I don t know what he said.

Cisco 500-452 PDF Dumps Tseng Kuo fan took Cisco 500-452 PDF Dumps over and gently took a sip and immediately coughed up violently. Li Bao and Liu Heng dragged his hands behind the back of the people came in.That person even scolded even bite struggled, all sorts of unrealistic. This account, Master Qian Core and WAN Systems Engineer, Enterprise Networks Architecture Systems Engineer 500-452 Gu remember it plainly, Please adults to understand.Tseng Kuo fan asked Everyone who does this is, of course, your reason, but you know, according to the law of the Qing Dynasty, local officials are to mobilize silver and save food for the purpose of reporting to the Enterprise Networks Core and WAN Chief Executive and reporting again by the Chief Executive Governor 500-452 PDF Dumps Yamen, approval can be carried Cisco 500-452 PDF Dumps out without tampering with food for 500-452 PDF Dumps approval, no matter what intention is to be beheaded, you should understand.

At ten o clock in the evening, she couldn t sit still at home, 500-452 PDF Dumps Core and WAN Systems Engineer, Enterprise Networks Architecture Systems Engineer 500-452 and she drove again in the streets of Haikou. At present, they have signed a land purchase contract and prepaid Cisco 500-452 PDF Dumps a deposit of 3 million Cisco 500-452 PDF Dumps yuan. Tianchi stood under the flower stand and whispered There is nothing to do with the flowers, 500-452 PDF Dumps it seems that Yan once came back. He decided to throw his Enterprise Networks Core and WAN wife and son.