SAWIRO:-Qorsho lagu dhameystirayo heshiis ay wada galeen Soomaaliya iyo Shiinaha oo socda

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumada Federalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u sheeegay Wakaaladda SONNA in dalka uu diyaar u yahay in uu ka fa’ideysto hindisaha hurumarineed ee kaabayaasha dhaqaalaha ee Madaxweynaha Shacbiga Shiinaha Xi Jinping kaasi oo Africa iyo dunida oo idil ka wada faa’ideysanso.

Wasiirka ayaa dhigiisa dalka Shiinaha waxa uu la qaatay kulan laba geesood ah oo ku qotoma xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee taariikhiga ah ee labada dal iyo in Soomaaliya ay ka faa’ideysato fursadaha jira ee dhanka mashaariicda hurumarineed, ganacsiga iyo wax-is-dhaafsiga.

“Dawladda Soomaaliya waxa ay heshiis is af-garad ah kuna saabsan ku biirida hindisaha kaabayaasha dhaqaalaha la gashay dawladda Shiinaha sanadkii hore, 2018, waxana aan hadda u nimid ka dhabeynta heshiiskaas, waayo dawladaha Africa iyo adduunka oo dhan baa ka faa’ideysanaya, kana faa’idey”, Wasiirka ayaa sidaa u sheegay SONNA.

Wasiirka ayaa rajo ka muujiyey in iskaashiga dawladaha Soomaaliya iyo Shiinaha uu gaaro level cusub oo dhanka iskaashiga, ganacsiga, sare u qaadida dhanka warshadaha iyo wax-is-dhaafsiga labada dad mud 3-sano gudahood, isaga oo rajo wanaagsan ka qaba, xusayna dhinacyada ay is ka kaashan karaan

“Waxa aan sidoo kale ka faa’ideynaa Shiinaha dhisida kaabayasha dhaqaalaha sida wadooyinka, dekadaha, eeraborada iyo sare u qaadida technology-yada, waxbarida dhalinyarada, u abuurada shaqo. Hurumarinta beeraha iyo kalluumaysiga”, ayuu yiri.

Soomaaliya ayaa leh dhul beereed weyn, waxana ay sidoo kale leedahay xeebta uga dheer Africa waxana ay u baahan tahay suuq ay kheyraadkeeda u beec-gayso sida kan Shiinaha oo kale.

Dhanka kale, Wasiirka Arrimaha debadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa ka qayb-galaya shir u dhaxeeya wasiirada arrimaha debbadda Africa iyo madaxda hay’adaha maaliyada waddanka Shiinaha kaasi oo lagu daba-galayo hir-gelintii natiijada ka soo baxday shir madaxeed dalka Shiinaha iyo Africa ee ahaa iskaashiga labada dhinac loona yaqaan FOCOC

Waana shir soconaya laba beri sida uu ku soo waramayo Wariyaha SONNA ee caasimada Beijing, hawlaha shaqa u jooga kana qayb-galaya shirkaasi maanta oo talaado ah oo galay maalintiisa labaad.

100% Pass Guaranteed or Full Refund ADR-001 Dumps PDF For Security+

Even the 18 year old boy Liang Zhu often CompTIA Mobile App Security+ Certification Exam (Android Edition) said The older brother is my idol. He CompTIA ADR-001 Dumps PDF ran Security+ ADR-001 away while laughing. Lu Yue ADR-001 Dumps PDF http://www.passexamcert.com/ADR-001.html CompTIA ADR-001 Dumps PDF looked at her back and waved her hand. She turned her back to her brother Brother, please help me with the discharge procedure.

Does this mean there is no cell phone signal here Zoe asked. I rubbed my eyes, as if I saw the 203 above, I know that this is the bus stop. The other was patient. Man, he quietly listened to Security+ ADR-001 Amy s long hours of talking to CompTIA ADR-001 Dumps PDF himself and said CompTIA ADR-001 Dumps PDF only one sentence. CompTIA Mobile App Security+ Certification Exam (Android Edition) Some CompTIA ADR-001 Dumps PDF people say that the ashes ADR-001 Dumps PDF of her and twenty seven dead infants are distributed from other people ADR-001 Dumps PDF CompTIA ADR-001 Dumps PDF s caskets.

This time, Zhang Haoran did not let Zhang Laoliu stay with him in the ward, but let Wang Luoguo accompany him. Liu Haizhu s heart is hurting This is the military s stuff Security+ ADR-001 He has been a soldier for so many years, CompTIA ADR-001 Dumps PDF and he has become a criminal who steals military supplies Moreover, the innocent CompTIA ADR-001 Dumps PDF middle aged man who lost these military ADR-001 Dumps PDF supplies is estimated http://www.testkingdump.com/ADR-001.html to be standing in a military court soon. Selling flowers Well. CompTIA Mobile App Security+ Certification Exam (Android Edition) CompTIA ADR-001 Dumps PDF Liu Haizhu suddenly discovered that he was deeply influenced by Zhang Haoran.