Ururka ALshabaab ayaa barahooda internet-ka kusoo bandhigay sawiro muujinaya gaadiid dagaal oo ay ku xardhan yihiin calanka Soomaaliya oo ay sheegeen in lagu qabtay dagaal ka dhacay Shabeelaha Hoose.
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay in hubkaasi iyo gaadiidka lagu qabtay dagaal ka dhacay deegaanka Laanta-buuro ee gobolka Shabeelaha Hoose.
Hoos ka daawo sawirada



