Saraakiil ku geeriyootay Qarax ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo

Qaraxyo ay ku geeeiyoodeen  Saraakiil  Ciidan ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo.

Wararka  ayaa sheegaya ilaa iyo 4 saraal in ay  ku geeriyoodeen Qaraxa oo ka dhacay wada Xiriirisa Magaalada Baydhbo iyo degaanka Goof gaduud .

Saraakiisha Qaraxa ku geeriyootay ayaa waxaa ka mid ah Taliyihii guutada 8aad Qaybta 60aad  Mad-dheere  iyo saraakiil kale oo Magacyadooda lagu soo gaabiyay

Afcadeey, Ciise Kusow iyo Gudoomiyihii hore ee Degmada Diinsoor Abdisalan Xaaji oo isna ka mid ahaa Saraakiisha qeybta 60aad.

.