Garabka kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa banaanka keenay wada sheekaysi dahsoon oo uu la yeeshay saaxiibkiisa daafaca bidix ee kooxda ee Andrew Robertson isla markaana uu ugu sheegay ciyaartoy horyaalka yimid oo xilli ciyaareedkan wacdarro ku dhigi doona.
Xiddiga uu Sadio uga digay daafaca bidix ee kooxdiisa ayaa ah saxeexa cusub ee kooxda Watford ee Ismaila Sarr kaas oo ay kawada tirsan yihiin xulka qaranka Senegal isla markaana uu si wanaagsan u yaqaano waxa uu gudo iyo xirfadiisa.
Ismaila Sarr ayaa Watford kusoo biiray gudaha suuqii xagaagan ee England waxaana ay kooxdiisa cusubi kasoo bixisay lacag rekoodhkeeda suuqa ah oo 31 Milyan oo Pound ah.