Kulanakan oo qaybtiisi hore lagu kala nastay 3-0 ayaa markii la isku soo laabtay, waxaa guul wayn ku xaqiiqsaday kooxda tababarr Solari.
Rea Madrid ayaa waxaa goolka afaraad u keenay xidigeeda Isco kaas oo daqiiqaddii 48-aad shabaqa gaaray, kahor inta uusan V.Junior 5-0 ciyaarta ka dhigin daqiiqaddii 75-aad.
Ud Melilla ayaa goolka agoonka heshay daqiiqaddii 81-aad markaas oo uu gool u keenay Y.Qasmi Halka Isco uu soo idleeyay bandhigga goolasha Madrid isaga oo shabaqa ku hubsday gool daiqaddii 83-aad.
Real Madrid ayaana cel-celis ahaan kooxdan tababarta yar ku dhaaftay 10-1, taas oo kadhigan in ay fariin u dirayso kooxaha kala qayb galaya koobkan.



