Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Seoul oo ay uga qaybgali doonaan shir madaxeedka Jamhuuriyadda Koonfur Kuuriya iyo Afrika, oo qabsoomaya 4 – 5 Juun.
Ra’iisal Wasaare Xamse iyo Wafdigiisa ayaa muddo ay joogayaan Magaalada Seoul ee Caasimada dalka Kuuriyada Koofureed waxaa ay halkaas kulamo doceedyo kula qaadan donaan madaxda iyo Mas’uuliyiinta ka qayb galaysa shir Madaxeedka Jamhuuriyada Kuuriyada Koofureed iyo Afrika.



