Qoorqoor oo caawa la kulmay Midowga Musharaxiinta

Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho caawa casho sharaf ugu sameeyey midawga musharixiinta xilka madaxtinimo ee dalka .

Kulanka ayaa wuxuu hordhac u yahay kulamada guud ee looga arinsanayo arimaha doorashooyinka.

waxa sidoo kale ka qeybgalaya madaxweynaha DG Hirshabelle Cali Guudlaawe.