Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya oo sii kordhay

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 968

o Laga Helay: 109
o Somaliland: 52
o Koonfur galbeed: 32
o Banadir: 14
o Jubaland: 8
o Galmudug: 2
o Hirshabelle: 1

o Lab: 68
o Dhedig: 41

o Dhimasho:6 (Banadir:2 , Somaliland:2,Koonfurgalbeed:2)
o Bogsashada: 47,

Tirada Guud ee Laga Helay: 9,437
Bogsashada Guud: 4,306
Dhimashada Guud: 385