Qarax lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda & khasaaro ka dhashay

Qaraxaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso,waxaana  Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliya lagula eegtay deegaanka Weeydow ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Ciidamaan oo watay gaadiidka dagaalka ayaa kasoo ambabaxay dhinaca degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in la qarxiyey xilli ay marayeen deegaanka Weeydoow ee duleedka Magalada Muqdisho.

Ilaa 7 ruux oo 4 ka mid ah ay Askar yihiin ayaa la xaqiijiyey inay qaraxaasi ku dhaawacmeen,kuwaas oo dhaawacooda loo soo qaaday mid ka mid ah Isbitaalada ku yaalla Magalada Caasimadda ah ee Magalada Muqdisho si loogu daaweeyo.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay, iyaga oo mudo daqiiqado ah hakad geliyey isku-socodka dadka iyo Gadiidka ee deegaanka Weeydoow wallow markii dambe ay dib u fureen.

Deegaanka weeydoow iyo deegaanada kale ee duleedka Magalada Muqdisho ayaa inta badan waxaa qaraxyo lagu weeraraa xilliyada ay ku socdaalaayaan Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM,waxaana qaraxyadaas mas’uuliyadooda sheegta Ururka Al-Shabaab, iyada oo ay waxyeelo kasoo gaarto dadka Shacabka ee ku sugan goobaha ay qaraxyadu ka dhacaan.

50% OFF GSEC Qs&As For GIAC Information Security

I wear kappa, mainly girls like it. Is GIAC GSEC Qs&As this awkward Liu Haizhu just blamed others, and now he has been jealous of others Three flat melons took the car, and Hao Tuyu, who was limping, jumped out of the car Don t be afraid of the pillars, I am coming Liu Haizhu GIAC GSEC Qs&As even pushed the belt and pushed Hao Tuyu, who had just jumped off the car, onto the car. Get up. ww w. GIAC GSEC Qs&As xiabook. Under Book Net Chapter GIAC GSEC Qs&As 487 Newly Married We GIAC Security Essentials Certification didn t GIAC Information Security GSEC do it long ago. GSEC Qs&As What are you doing I am yelling at me.

We didn t say anything when we GIAC GSEC Qs&As wanted to say it. It starts to look thin. And the shape the slogan of the GIAC GSEC Qs&As godfather s eye catching GSEC Qs&As world turned into a slogan that the scorpion swears in GIAC Security Essentials Certification order GIAC Information Security GSEC to show their anger. Mingyu was a bit GIAC GSEC Qs&As unnatural when he was looked at by the eater. That was the rule that Su Mu had done for many years. Exercise is really training people, the fact that you are growing fast let us be angry and can not find a vent, but it http://www.examscert.com/GSEC.html shows GIAC GSEC Qs&As our irritability and childishness.

You curious back, see do not GIAC GSEC Qs&As know, it is very white bird, turned away and walked to the locker room. However, the provisions of the dog brigade strict life, that is, can not drink the old team GIAC GSEC Qs&As members to drink alcohol to write about the inspection closed confinement and GSEC Qs&As then drink back to the original troops, not to mention your GIAC Security Essentials Certification new rookie Do not even have an armband Then there is no room for confinement, leave directly. Finally, he asked me, What do you think GIAC GSEC Qs&As of a soldier in this occupation I thought for a long time and lost my mind because I did not have this concept. I listened, ready to pack burden back home.The three groups look at the video as if to say who they are. I watched her quietly leave GIAC Information Security GSEC and bring her gently.I listened carefully to her footsteps away, she wore nurse shoes, but in the still corridor, I could still hear her cat like footsteps.