Qarax Labaad oo ka dhacay Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in Qarax xooggan uu Goor dhow ka dhacay Agagaarka Hotel Wehliye.

Qaraxa ayaa laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Faahfaahin kala soco Risaala.net