Wararka naga soo gaaraya Wadada Warshaddaha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax inta badan laga maqlay Xaafadaha Magaalada Muqdisho uu ka dhacay.
Sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka Qarax ayaa lala eegtay gaari ay wateen Ciidamada AMISOM oo maraayay Wadada.
Warar Qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Qaraxa uu ahaa Miinada dhulka laga Aaso.
Ilaa iyo hadda lama Ogga Khasaaraha ka dhashay.
Faahfaahin kala soco Risaala.net



