Puntland oo ka hadashay geeridda Wasiirkii Dastuurka

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha unaxariistee Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.