Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha unaxariistee Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.