Puntland oo Amartay Hirgelinta Iyo Fulinta Xeerka Kufsiga

Madaxweyne Ku-xigeenka  Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa amray Hirgelinta iyo fulinta xeerka kofsiga, iyada oo la tixraacayo go’aankii kasoo baxay shirkii Golaha Xukuumadda ee Khamiistii oo taariikhdu ahayd April, 17, 2019.

Xeerka kufsiga fulintiisa iyo maarayntiisa ayaa waxaa horay loogu magacaabay Wasiiradda Wasaaraddaha Haweenka, Cadaaladda, Caafimaadka, Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland, Taliyaha Ciidanka Danbi Baarista, Guddoomiyaha Guddiga Xuuqda Aadanaha iyo Guddiga Sare ee Garsoorka.

Sidoo kale Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo tixraacaya Qodobka 37-aad ee lagu aas-aasay Guddiga gaarka ah ee fullinta iyo Maraynta arrimaha la xiriira danbiyada kufsiga si waafaqsan sharciga ayaa waxaa guddigaas lagu xoojiyey Madaxtooyada iyo Wasaaraddaha Amniga iyo Arrimaha Gudaha.

Ugu dambeyntii Guddigan uu magacaabay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa ay u xilsaaaran yihiin qodobada hoos ku qoron

  1. Hubinta iyo dabagalka fullinta xukumada kufsiga,
  2. Maareynta iyo u kuurgelidda arrimaha ku saabsan kufsiga,
  3. Baarista haddii ay jiraan waxyeelo dhiiri gelinaya ama cid ka danbeysa soo noqnoqoshada ficilka kufsiga ee dilku la socdo,
  4. Dib u eegista iyo ka talo bixinta awoodaha iyo hanaanka shaqo ee Hay’addaha ku shaqada leh arrimaha kufsiga.

Tallaabadaan ayaa kusoo maadeysa xilli ay jiraan dad loo qabqabtay falal la xiriira kufsi kuwaas oo ay baaris ku hayaan laamaha amniga Puntland  halka qaarkood horay xukun loogu riday.

Best 100-101 Self Study For CCNA

Cisco 100-101 Self Study It is plain to say that honest and clean government is a very good thing, but she does not like to eat it. 100-101 Self Study As soon as she shouted, Dad did not Cisco 100-101 Self Study even look Cisco 100-101 Self Study up, both of them had to turn towards her, looking dead. The ancestors of the tomb razor all married local CCNA 100-101 girls, all of whom died in the country after they died, occupying a hillside. Finished, the CCNA Interconnecting Cisco Networking Devices 1 (ICND1) old man finished Cisco 100-101 Self Study an important event in his life and http://www.passexamcert.com/100-101.html long gave a loud noise to all the hardship in his life.

Li of Henan Province, he went to Cisco 100-101 Self Study Haihe Restaurant to see Mr. Oh, your revenge is coming, it is the method used Just how was the note sent from Beijing to http://www.examscert.com the factory The next sentence is Cisco 100-101 Self Study a person who has CCNA Interconnecting Cisco Networking Devices 1 (ICND1) touched the birthmark. hurt As time goes Cisco 100-101 Self Study by, Ning An and Jingzi are getting used to this Cisco 100-101 Self Study thing. As soon as you come to New York, you have to come to our store to CCNA 100-101 100-101 Self Study have a look.

Nearly a hundred mahjong Hall collective collective aphasia wash basin ceremony, solemnly declare that they have left the Ma Cisco 100-101 Self Study alba serene goodbye. Please benevolent and Jiacheng married, by Xiao Qin Qin s master brother on behalf of parents speech, Cisco 100-101 Self Study as well as send both parents pays and accommodation lodgings, are finalized one by one, for fear of missing any details. Citizens are not an unhappy, 100-101 Self Study saying that the establishment of the Dragon King Group, the city has the hope, it will prosper, each of us will be wealthy people, the sky above the pie CCNA 100-101 only fell over our city, and only CCNA 100-101 Self Study we CCNA Interconnecting Cisco Networking Devices 1 (ICND1) City civic talent to live. He swayed along the sidewalk, admiring the vaguely beautiful night scene and the fantastic night view of the imagination. The couple Cisco 100-101 Self Study further plan the development of tomorrow s and more long term future career.