Maamul goboleedka Puntland ayaa amaro kasoo saaray urur-diimeedka Al-saadicuuna Bil-xaq.
Kulan ka dhacay Magaalada Garoowe ee Caasimadda waxaa la faray laamaha amniga in ay soo xiraan shakhsiyaadka iyo xarumaha taageeray ururkaasi.
Maamulka Gobolka Nugaal, maxkamadda ciidamada qalabka sida, taliska ciidamada la dagaalanka argagixisada iyo taliyayaasha qaybaha ee gobolka Nugaal ayaa kulanka ka qeyb galay.
Puntland ayaa laamaha Amni Fartay in ay tilaabo adag ka qaadaan Xubnaha ka tirsan urur diimeedka Saadicuuna Bil Xaq.


