Pep Oo Kusoo Laabtay Tababarka Kooxda Real Madrid , Diyaarna U Ah Kulanka Celta Vigo

Taageeriyaasha kooxda Real Madrid ayaa waxaaa ay helayaan war farxad leh ka hor kulanka ay todobaadka soo socda la dheelidoonaan kooxda Celta Vigo.

Xidigaan ayaa kamid ahaa xidigihii gaaray kama dambeeysta tartanka Euro 2016 ee lagu qabtay France ,waxaana ciyaaryahanka marka uu soo laabtay lasiiyay nasiino.

Kooxda Real Madrid ayaa waxaa ay xidigaan u ogolaatay inuu sii qaato fasax kale maadaama uu gaaray Final-ka Euro waxaana uu xidiga dib ugu soo laabtay kooxda August 10, laakiin waxaa uu rajeeynayaa inuu soo laabandoono.

La aantiisa Los Blancos-ka ayaa waxaa ay ku badisay 3-0 ,waana uu seegay kulankaasi kadib markii ciyaaryahanka uu wacdaro fiican sameeyey balse Zidane ayaa waxaa uu soo rajeeynayaa in xidigaasi uu wacadraro sameeyndoono.

Kooxda Real Madrid ayaa hada isku helidoonta xidigo badan dhanka daafaca waxaana kamid ah Pepe ,Raphael Varane & Ramos.