Nabadoon Caan ah oo xalay lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa xalay masaajid ku yaalla degmada Dharkeynleey ku dilay Nabadoon lagu magacaabi jiray Geedi Maxamuud Axmed (Geedi Firdhiye).

Sida ay Risaala u xaqiijyeen dadka degaanka Nabadoonka waxaa uu ka mid ahaa dadkii  aasaasay degaanka GARASBAALEEY.

Xilligii la dilayay ayuu kasoo baxay Majid lagu magacaabo MUSCAD waqtigii salad cishaha.

Kooxihii dilkaa geystay ayaa la sheegay in ay isaga baxsadeen goobtii ay dilka ka geysteen.