Muxuu Macalin Ole Gunner Solskjaer Ku Jawaabay Markii La Weydiiyay Cida U Kooxda U Doonayo Inay Qaado Horyaalka Premier League

tababaraha kooxda Manchester United ayaa  maalintii khamiista ahayd waxa uu horyimid saxaafada si uu ugu hadlo kulanka axada ay la ciyaari doonan kooxda Liverpool

Ka hor kulanka Axada ee sida weyn loo sugayo tabaabre Solskjaer ayaa la waydiiyay kooxda uu doonayo in ay ku guulaysato premier league xilli-cayaareedkan.

Solskjaer ayaa si cajiib ah uga jawaabay kadib markii uu midkoona dooran waayay labada kooxood ee isku baacsanaya tartanka.

“Ma Doonayn in aan arintaas soo dhex galo laakiin waxa aan doonayaa in ay Tottenham ku guulaysato horyaalka”ayuu ku jawaabay.