Macalinka Kooxda Manchester United ayaa dagaal hor leh la geli doona maamulka kooxda hadii ay ka dhago adeegaan mar kale in loo keeno daafacyo Cusub.
Sida lawada ogsoon yahay Mourinho ayaa ka carooday maamulka kooxda asagoo dalabyadii uu gudbiyay ka jawaabi waaye bilawgii xagaagaan markaas oo uu furnaa suuqa kala iibsiga Yurub.
Markale Jose ayaa ka dalbanaayo maamulka kooxda in Janaayo loo keeno daafaca reer Belgium Ee Toby Alderweireld kaasoo ka tirsan kooxda Tottonham Taasoo ay adagtahay in ciyaartooy si fudud looga qaato.
Hadii markale maamulka Man United ay ka dhago fureestaan dalabyada Jose waxaa dhici doonta inay kooxda Hoos u dhac hor leh ay sameeso tasoo soo dadajin karta ceyrinta Macalinkaan.
Sidoo kale xidigaha kale ee Uu doonaayo Jose waxaa ka mid ah Eder Melito oo Porto Ka mid iyo Koulubali oo Napolinka tirsan kubaasoo dhamaantood ay adag tahay in si fudud lagu helo.
Man United ayaa haatan Fadhisa kurisgaa Lexaad ee kala sareenta Epl-ka tasoo loo sababeenaayo daafac xumada kooxdooda ka Jirta.



