Diyaarad gaar ah oo siday Meydka Madaxweynihii hore ee dalka ayaa goor dhow soo gaartay magaalada Muqdisho.
Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho waxaa ku sugan Madaxdii hore ee dalka si ay uga qeyb galaan Aaaska.
Salaadda janaasadda lagula tukan doona Muqdisho ka dibna waxaa lagu aasi doona degmada Yaaqshiid Mas’jidka lagu magacaabo Cali Mahdi.



