Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo lagu arkay Agagaarka Sarkuusta

Dadka ku nool Xaafada Sarkuusta oo u dhow Ex-Koontorool Afgooye ee Magalada Muqdisho ayaa saakay waxaa ay arkeen Meydka Wiil dhalinyaro ah oo six un loo jirdilay inta aan la dilin ka hor,isla markaana la soo dhigay meel ka mid ah xaafadaas.

Wiilka yar ayaa goobjoogayaal waxaa ay sheegeen in qoorta uu xarig ugu xirnaa,sidoo kale wajiga looga xiray cimaamad,isla markaana uu ahaa meyd waqti kooban yaallay Goobta.

“Saakay markii aan soo kacnay ayaan aragnay Meydka Wiil yar oo qoorta xariga uga xiran yahay cimaamadna wajiga looga xiray,dhib kale kuma arag mana naqaano cida dishay oo meesha soo dhigtay ayuu yiri qof ka mid ah dadka xaafada sarkuusta oo goobta tegay.

Ilaa iyo hadda weli lama oga cida dishay Wiilkaasi yar ee meesha soo dhigtay,waxaana aad uga naxay dadka ku nool Xaafada Sarkuusta,waxaana wararku sheegayaan in loo soo qaaday dhinaca hay’adda Dambi barista ee CID-da.

Dhacdooyinka noocan oo kale ah ayaa ah kuwa inta badan ka dhaca Magalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya, iyada oo aysan jirin cid ilaa iyo hadda loo soo qabtay meydka Wiilka yar ee saakay la soo dhigay Xaafada Sarkuusta ee Magalada Muqdisho.

Best Microsoft 70-697 Certification Will Be More Popular

However, the Tianling cover is the hardest MCSA: Windows 10 70-697 bone in the human body. Huang Zhonghua is one of the most sinister Configuring Windows Devices people in the western suburbs. Ten days 70-697 Certification 70-697 Certification ago, he went to Duanjiatun to find the permanent bicycle with his name on the handlebar. have Microsoft 70-697 Certification Microsoft 70-697 Certification not yet landed, and everyone in the entire Microsoft 70-697 Certification courtyard and the Microsoft 70-697 Certification entire community heard a scream. Looking at the rising sun of the red dragonfly, the old man spoke.

When Ning Yu Microsoft 70-697 Certification http://www.examscert.com/70-697.html was finally released by Jia Fu, she looked at Microsoft 70-697 Certification the twilight that had already passed to her side and said, Let s go back. Changsheng took a lot of effort to get out of his grandfather s pocket. You are a little awkward with this 70-697 Certification bean sprout. In addition to going to the accounting room Microsoft 70-697 Certification these days, she would not go anywhere, except for what she had to say at work. Zhenzhong breathed a sigh of relief and once again expressed his MCSA: Windows 10 70-697 gratitude to Changsheng. When Microsoft 70-697 Certification two people were working together, he almost did Configuring Windows Devices not dare to look at Ning s eyes.

Several neighbors said that they MCSA: Windows 10 70-697 would Microsoft 70-697 Certification send him to the hospital. I Configuring Windows Devices pretend that he doesn t Microsoft 70-697 Certification have a girlfriend. Zoe Microsoft 70-697 Certification s 70-697 Certification eyes lit up and she lowered her Microsoft 70-697 Certification head.