Maxaadan ogeyn oo kusoo kordhay ciyaaraha maanta?

Waxyaabihii ugu dambeeyay ee kusoo kordhay Ciyaaraha kala soco hoos waxaa soo jeedinaya Xasan Cabdi Axmed oo ah tabiyaha barnaamijka Ciyaaraha ee Risaala.