Mareykanka oo Safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya

Aqalka Senatka Maraykanka ayaa goordhow meel mariyay in safiirka cusub ee Maraykanka u fadhiya Soomaaliya uu noqdo Ambasador Larry André Jr.

Larry Andre, ayaa bedelaya Ambasador Yamamoto.

Larry André ayaa ahaa safiirka Mareykanka ufadhiyay Jabuuti laga soo bilaabo 2017 ilaaa Iyo hada 2021.

Donald Yamamato ayaa ahaa Safiirka Soomaaliya Sanadyadii lasoo dhaafay.