Mareykanka oo Gaadiid Millatari u diray Syria

A Soldier exits a UH-60 Blackhawk helicopter in the village of Darrah-I-Bum, Badghis Province, Afghanistan Jan. 5, 2011. The Soldier was part of a cadre of personnel accompanying the International Security Assistance Force Command Sergeant Major, Command Sgt. Maj. Marvin L. Hill on a visit to the Marines, sailors, and Soldiers of Special Operations Task Force-West living and working in Darrah-I-Bum. (U.S. Marine photo/Sgt. Brian Kester)

Mareykanka ayaa dalka Syria waxa uu geeyay in ka badan 100 Baabur ah oo ay saaran yihiin Hubka waa weyn iyo Rasaasta nuucyadeeda kala duwan

Sidoo kale Mareykanka waxa uu Syria u diray Booyadaha shidaalka, Gawaarida Gaashaaman ee aan xabada karin iyo Agabyo kale oo Millatari.

Ujeedka Mareykanka uu Hubkan u geeyay dalka Syria ayaa waxa ay tahay si uu ugu taageero kooxda difaaca ee dadka kurdiyiinta, taasi oo Dagaal adag kula jirta kooxda ka dagaalanta Ciraaq iyo Syria ee ISIS.

Ciidamada Difaaca Syira ayaa hada isku diyaariyay in ay bilaabaan dagaal ka dhan ah Daacish, oo maamula qeybo badan oo ka mid ah dalka Syria.