Man United oo shaqada Ka ceyrisay Jose Mourinho

Kooxda Man United ayaa Gabi ahaanba Shaqada ka Raacdeesay Macalinka Jose Mourinho.

Kadib Guul daradii Liverpool ayay maamulka Man United Go’aan sadeen inay ceyriyaan Jose Mourinho.

Kulankii saakay ee maamulka Kooxda Man United ay wada qaateen ayaa lagu Go’aan saday in la Buriyo Jose Mourinho.