Malaga ayaa lacag kaash ah ku iibineysa Ignacio Camacho tasoo lagu sheegay £ 4 million.
Liverpool ayaa ciyaaryahankii hore ee Atletico Madrid xiso weyn u qabtay, waxana ay dooneysaa inay usoo dhaqaajiso Ingiriiska.
Malaga ayaa markii hore dooneysay £8 milyan oo ah lacagta lagu burburin karo qandaraaskiisa, kooxda reer Spain ayaase u bahan tahay inay dhinto qiimahaasi lacageed.
Camacho.oo 25 jir ah, ayaa 148 kulan u saftay Malaga oo uu kusoo biiray 2011.
Waxa uu ahaa kabtankii hore ee xulka dhalinayada Spain,


