Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kusoo laabtay kadib muddo 2 bil ah uu Dhuusmareeb ku sugnaa.

madacweynaha ayaa maanta Muqdisho kusoo laabtay muddo 2 bil ah oo uu Dhiusamareeb fariisin u ahayd, halkas oo uu dagaalka ka abaabulayey.

Inkastoo uusan guulo kasoo hoyn dagaalka oo ilaa hadda meelihi hore loo joogay qaarkood laga soo baxa, haddana lama oga inuu ku laaban doono iyo inuu soo gaba gabeeyey joogitaankiisii Dhuusamareeb.

 

halkan ka daawo.