Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Taliyaha Amniga Gobolka Mudug u magacaabay G/le, Duraan Cabdi Xaashi halka taliya ku-xigeenna loo magacaabay Dhamme Mahad Axmed Warsame.
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.



