Madaxweyne Xaaf oo kasoo horjeestay qaabka Dhismaha Galmudug

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Ahmed Ducaale Geele Xaaf ayaa looga soo horjeestay Dhismaha Galmudug Iyo Qaabka ay Dowlada U Waddo.

Madaxweyne Xaaf oo ku sugan Gaalkacyo ayaa ugu baaqay dhammaan beelaha Galmudug in ay isugu yimaadaan Shir looga hadlaayo dhismaha Galmudug.