Madaxweyne Qoor Qoor oo Gudi u saaray Colaada ka taagan waqooyiga gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa guddi ka kooban shan wasiir u magacaabay xal u raadinta colaadda u dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee wada dega inta u dhaxeysa degmooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee waqooyiga Gobolka Galgaduud.