Madaxweyne Deni oo wada hadal ugu baaqay Siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay in wada hadal uu la galayo Siyaasoyinta Mucaaradka ah ee isaga ka fikrad duwan si xal loogu helo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Puntlad

Madaxweyne Deni ayaa ka dalbaday isimada Dhaqanka Puntland in ay u kala garqaadaan isaga iyo siyaasiyiinta Mucaaradka ah

Sidoo kale waxa uu sheegay in uu Cafiyay Ciidaanka iyo saraakiisha Mucaaradka ee ka qayb galay dagaalkii ka dhacay Garowe.

Hadalka  Madaxweyne Deni ayaa ku soo aadadaya Xili Dadka dhaliilasan Maamulaka Madaxweyne Deni ay sheegeen in Wadalka Madaxweyne dEni uu ku baaqay uu ku yimid Cadaadis uu la kulmay Beesha Caalamka