Waxaa soo dhamaaday kulankii u dhexeeyey labadii madaxweyne ee hore ahna madaxda madasha Xisbiyada Qaran iyo madaxweynaha JFS maanta ku dhexmaray xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya.
Labadda Madaxweyne ayaa hadda kulan la leh qaar ka mid ah xisbiyadda ku jira Madasha xisbiyadda Qaran ee dalka , waxaana lagu waddaa in goor dhow ay la hadlaan Warbaahinta.



