Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya si uu uga qayb galo shir madaxeedka Midowga Africa.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo qoraal soo dhigay boggiisa ayaa sheegay inuu dalkiisa mar kale kusoo dhaweeyey madaxweyne Xasan Sheekh.