Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday Mas’uul Sare

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa xilka ka qaaday Gudoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan.

Warqad kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Gaas ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Gudoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland.

Digreeto-PHA-1