Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Wabiga Shabeelle, guddigaas oo ka kooban xubnaha Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyeyaasha Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Gudigan ayaa waxaa laga sugayaa inay billaabaan dardar gelinta sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay fatahaadaha Magaalada Beledweyne iyo fatahaadaha kale ee kajira degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.




