Macalin Dugsi Quraan & Xaaskiisa oo lagu dilay gobola Galgaduud

Wararka  ka imanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Macalin Dugsi  Quraan & Xaaskiisa lagy dilay degaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud

Dilka ayaa xalay  dhacay sida wararka ay sheegayaan waxaana geysray kooxo hubeysan  oo dilka ka  dib Goobta isaga cararay.

Dilkan ka dhacay degaanka Bulacle ee hoostaga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dawlad goboleedka Galmudug ayaa lala xiriirinayaa aano qabiil.

Laamaha Amniga  ee maamulka Galmudug ayaa wada dadaalo looga gaarayo colaadaha  sii daba iyo dilaka anooyinka  ee weli ka jira degannada Galmudig .