LIVE:- Toos u daawo xuska sanad kadib qaraxii Zoobe

Muqdisho-RisaalaFM- Kulan lagu xusuusanayo qaraxii Zoobe ee dhacay maanta oo kale 14-kii October 2017 ayaa ka socda isgoyska Zoobe, kaasi oo ay ku naf waayeen boqolaal shacab ah.

Kulanka waxaa ka qeyb galaya madaxda ugu sareysa ee dowladda federaalka Soomaaliya, Culimada Soomaliyeed iyo kumanaan shacab ah.

https://www.facebook.com/barxad.com1/videos/308448153303505/